{"id":100521,"date":"2025-07-27T15:02:44","date_gmt":"2025-07-27T14:02:44","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100521"},"modified":"2025-07-27T15:03:47","modified_gmt":"2025-07-27T14:03:47","slug":"khasaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/khasaaraha\/","title":{"rendered":"Khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Maxaas"},"content":{"rendered":"<p><span data-contrast=\"auto\">Xogo dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Sida ay tilmaamayaan wararka soo baxaya, dagaalka ayaa xooggiisa ka dhacay duleedka magaalada Maxaas gaar ahaan deegaanka Gorof.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Labada dhinac ayaa dagaal qaraar oo khasaare badan dhaliyay ku dhexmaray halkaasi.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Dagaalka maanta waxaa ku geeriyooday Askar iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga uuna kamid yahay\u00a0Taliyihii NISA ee degmada Cadaado,\u00a0Korneyl Maxamed Shidane.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Taliyaha ayaa qeyb ka soo qaatay dagaalka AS muddo 17 sano ah maanta ayuu ugu dambeyn ku geeriyooday.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Sidoo kale, dagaalka waxaa ku geeriyooday Abukar Jimcaale Tooxow oo kamid ahaa ciidanka xoogga.<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Dhinaca kale, Taliska ciidanka Xoogga iyo maamulka gobolka Hiiraan weli kama hadlin dagaalka AS ay maanta kula wareegeen magaalada Maxaas.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Xaaladda Magaaladaasi ayaa weli daganeyn, waxaana soconaya dhaqdhaqaaqyo ay wadaan ciidanka xoogga iyo dadka deegaanka oo ku sugan goobo u dhow Maxaas.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xogo dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan.\u00a0 Sida ay tilmaamayaan wararka soo baxaya, dagaalka ayaa xooggiisa ka dhacay duleedka magaalada Maxaas gaar ahaan deegaanka Gorof.\u00a0 Labada dhinac ayaa dagaal qaraar oo khasaare badan dhaliyay ku dhexmaray halkaasi.\u00a0 Dagaalka maanta waxaa ku geeriyooday Askar&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100523,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,1],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100521"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100521"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100524,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100521\/revisions\/100524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100523"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}