{"id":100518,"date":"2025-07-27T13:16:27","date_gmt":"2025-07-27T12:16:27","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100518"},"modified":"2025-07-27T13:16:27","modified_gmt":"2025-07-27T12:16:27","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-gaarey-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-shiikh-oo-gaarey-dalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaarey dalka Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><span data-contrast=\"auto\">Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Madaxweynaha ayaa halkaasi uga qeyb galaya Shirweynaha Qaramada Midoobey ee Sugnaanta Cuntada Adduunka, kaas oo ay ka qeyb ka yihiin hoggaamiyeyaal ka socda caalamka iyo gobolka.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay Addis-Ababa waxa uu la kulmi doonaa Ra&#8217;iisul Wasaaraha Itoobiya Aby Axmed oo ay ka arrinsan doonaan xiriirka labada dal iyo xaaladda guud ee gobolka.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Madaxweynaha ayaa ka soo laabtay safar uu dhawaan ku tagey dalka Jabbuuti, halkaasi oo uu kula kulmay dhigiisa dalkaasi.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya.\u00a0 Madaxweynaha ayaa halkaasi uga qeyb galaya Shirweynaha Qaramada Midoobey ee Sugnaanta Cuntada Adduunka, kaas oo ay ka qeyb ka yihiin hoggaamiyeyaal ka socda caalamka iyo gobolka.\u00a0 Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay Addis-Ababa waxa uu la kulmi doonaa Ra&#8217;iisul Wasaaraha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100519,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100518"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100518"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100520,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100518\/revisions\/100520"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100519"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}