{"id":100512,"date":"2025-07-27T11:12:22","date_gmt":"2025-07-27T10:12:22","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100512"},"modified":"2025-07-27T12:18:52","modified_gmt":"2025-07-27T11:18:52","slug":"maxay-ka-wada-hadleen-madaxweyne-xasan-shiikh-iyo-dhigiisa-jabbuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-ka-wada-hadleen-madaxweyne-xasan-shiikh-iyo-dhigiisa-jabbuuti\/","title":{"rendered":"Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo dhigiisa Jabbuuti?"},"content":{"rendered":"<p><span data-contrast=\"auto\">Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay dhigiisa dalka Jabbuuti, \u00a0Ismaaciil Cumar Geelle.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dowladood ee dhinacyada Amniga, gaar ahaan xoojinta dagaalka AS.<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Intii uu socday kulanka, labada Madaxweyne waxay is dhaafsadeen aragtiyo ku aadan xaaladda guud ee gobolka Geeska Afrika, iyaga oo adkeeyay baahida loo qabo iskaashi dhow iyo wada-tashi joogto ah oo ku saleysan danaha wadajirka ah.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Sidoo kale, kulanka ayaa lagu falanqeeyay xaaladaha bini\u2019aadantinimo ee ka dhashay abaaraha saameeyay qaybo ka mid ah dalka, gaar ahaan gobolka Awdal. <\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka codsaday dowladda Jabuuti in ay kaalin wax ku ool ah ka qaadato gurmadka iyo taageerada loo fidinayo bulshada Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool Gobolka Awdal.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p>Jabbuuti ayaa ciidamadeeda oo ka tirsan Howlgalka AUSSOM, waxaa ay ku sugan gobolka Hiiraan, iyaga oo qeyb ka ah dagaalka AS.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay dhigiisa dalka Jabbuuti, \u00a0Ismaaciil Cumar Geelle.\u00a0 Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dowladood ee dhinacyada Amniga, gaar ahaan xoojinta dagaalka AS. Intii uu socday kulanka, labada Madaxweyne waxay is dhaafsadeen aragtiyo ku aadan xaaladda guud ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100513,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100512"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100512"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100512\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100517,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100512\/revisions\/100517"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100513"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100512"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100512"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100512"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}