{"id":100489,"date":"2025-07-26T12:19:56","date_gmt":"2025-07-26T11:19:56","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100489"},"modified":"2025-07-26T12:19:56","modified_gmt":"2025-07-26T11:19:56","slug":"midowga-afrika-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-dowladda-faransiiska-ku-aqoonsatay-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/midowga-afrika-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-dowladda-faransiiska-ku-aqoonsatay-falastiin\/","title":{"rendered":"Midowga Afrika oo soo dhaweeyay go&#8217;aanka Dowladda Faransiiska ku aqoonsatay Falastiin"},"content":{"rendered":"<p>Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyay go\u2019aanka Faransiiska ku aqoonsaday dowladda Falastiin, iyaga oo dalalka kale ugu baaqay in ay ku dhiiradaan tillaabadaasi.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo dhoweeyay hadalka Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, oo muujiyay damaciisa ah inuu aqoonsado Dowladda Falastiin.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in tallaabadan ay tahay horumar weyn oo loo qaaday dhanka xalka waara, oo dhameystiran oo laga gaaro khilaafka u dhexeeya Israa\u2019iil iyo Falastiin, iyadoo lagu saleynayo sharciga caalamiga ah iyo qaraarada Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa mar kale adkeeyay taageerada aan leexleexadka lahayn ee Midowga Afrika ee xal laba-dawladood ah, oo Israa\u2019iil iyo Falastiin ay ku wada noolaanayaan nabad iyo amni.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sidoo kale dhiirrigeliyay in waddamada kale inay ku daydaan oo ay taageeraan himilooyinka xaqa ah ee shacabka Falastiin.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyay go\u2019aanka Faransiiska ku aqoonsaday dowladda Falastiin, iyaga oo dalalka kale ugu baaqay in ay ku dhiiradaan tillaabadaasi. Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo dhoweeyay hadalka Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, oo muujiyay damaciisa ah inuu aqoonsado Dowladda Falastiin. Guddoomiyaha ayaa sheegay in tallaabadan ay tahay horumar weyn oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100490,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100489"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100489"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100491,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100489\/revisions\/100491"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100490"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}