{"id":100365,"date":"2025-07-22T09:08:24","date_gmt":"2025-07-22T08:08:24","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100365"},"modified":"2025-07-22T09:09:14","modified_gmt":"2025-07-22T08:09:14","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-sheegay-in-xildhibaanno-ka-tirsan-baarlamaanka-uk-u-ololeynayaan-gooni-isku-taag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-sheegay-in-xildhibaanno-ka-tirsan-baarlamaanka-uk-u-ololeynayaan-gooni-isku-taag\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse oo sheegay in Xildhibaanno Ingiriiska ah u ololeynayaan kala goynta dalka"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay ilaalinta midnimada dalka iyo dad u ku eedeyay in ay u ololeynayaan kala go\u2019a bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha oo soo hadal qaaday qadiyadda Somaliland ayaa sheegtay in ay jiraan dad kale oo is qarinaya, balse si hoose ugu ololeynaya guuni isku taag.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa sheegay in Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka UK ay u ololeynayaan gooni isku taaga Somaliland, isaga oo qurbo joogta Soomaalida ugu baaqay in ay ka hor yimaadan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa yaab leh qurbo joogta Soomaalida in aysan ka hadlin ama ka dhiidhin isku dayga ay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka UK ay u ololeynayaan gooni isku taag\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul wasaare Xamse.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa bulshada Soomaaliyeed ku boorriyay in ay ka fogaadaan qabyaaladda iyo hurinta colaadaha.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay ilaalinta midnimada dalka iyo dad u ku eedeyay in ay u ololeynayaan kala go\u2019a bulshada Soomaaliyeed. Ra\u2019iisul wasaaraha oo soo hadal qaaday qadiyadda Somaliland ayaa sheegtay in ay jiraan dad kale oo is qarinaya, balse si hoose ugu ololeynaya guuni isku taag. Sidoo kale,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100366,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100365"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100365"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100365\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100368,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100365\/revisions\/100368"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100366"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100365"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100365"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100365"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}