{"id":100360,"date":"2025-07-22T08:15:30","date_gmt":"2025-07-22T07:15:30","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100360"},"modified":"2025-07-22T09:46:12","modified_gmt":"2025-07-22T08:46:12","slug":"booliiska-puntland-oo-war-ka-soo-saaray-markale-oo-ay-qabteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/booliiska-puntland-oo-war-ka-soo-saaray-markale-oo-ay-qabteen\/","title":{"rendered":"Booliiska Puntland oo war ka soo saaray Markab oo ay qabteen"},"content":{"rendered":"<p>Saacadihii la soo dhaafay ciidamada amniga ee dowlad goboleedka Puntland ayaa gacanta ku hayay Markab shidaal oo lagu qabtay Xeebaha magaalada Bareeda ee gobolka Raas-caseyr.<\/p>\n<p>Markabka oo cilado soo wajaheen ayaa waxaa qabtay ciidanka badda ee Puntland, iyaga oo sheegay in ay ku sameeyeen baaritaano.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska ciidanka booliiska Puntland ayaa lagu sheegay Markabka markii lagu sameeyay baaritaano la ogaaday inuusan wadin wax sharci-darro ah, iyadoo la fasaxay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Taliska ayaa sheegay in ay jiraan dad doonayo in ay abuuraan burcad iyo warar been abuur ah, tillaabo adagna ay ka qaadi doonaan.<\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaa jira dad raba inay burcad abuur sameeyaan oo dadka badda u diraan, marka waa in aan si wadajir ah uga hortagnaa,\u201d<\/strong> ayaa lagu war-saxaafadeedka Taliska.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Taliska ciidanka booliiska ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan howlgallada lagu xaqiijinayo Amniga Badda, ka hortagista hubka sharci darrada.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saacadihii la soo dhaafay ciidamada amniga ee dowlad goboleedka Puntland ayaa gacanta ku hayay Markab shidaal oo lagu qabtay Xeebaha magaalada Bareeda ee gobolka Raas-caseyr. Markabka oo cilado soo wajaheen ayaa waxaa qabtay ciidanka badda ee Puntland, iyaga oo sheegay in ay ku sameeyeen baaritaano. War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska ciidanka booliiska Puntland ayaa lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100361,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100360"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100360"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100360\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100375,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100360\/revisions\/100375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100361"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100360"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100360"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100360"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}