{"id":100342,"date":"2025-07-21T13:38:47","date_gmt":"2025-07-21T12:38:47","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100342"},"modified":"2025-07-21T13:38:47","modified_gmt":"2025-07-21T12:38:47","slug":"nisa-oo-howlgallo-ka-fulisay-gobolka-shabeellada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/nisa-oo-howlgallo-ka-fulisay-gobolka-shabeellada-hoose\/","title":{"rendered":"NISA oo howlgallo ka fulisay gobolka Shabeellada Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Dowladda gaar ahaan Hay\u2019adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa howlgallo saacadihii la soo dhaafay ka sameeyay deegaan lagu magacaabo Dhanaane oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in ay burburiyeen Saldhig iyo guryo ay AS halkaas ku la haayeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxa ay sheegeen in guryahaas ay ku keyd ahaan u isticmaali jireen, iyaga oo ku qarin jiray walxaha qarxa.<\/p>\n<p>Sarakiisha ayaa sheegy in howlgalladaan ay sii wadi doonaan, si loo yareeyo khatarta AS ee gobolka Shabeellada Hoose.<\/p>\n<p>Malmihii ugu danbeeyay Cidamada dowladda ayaa howlgalo\u00a0 ka waday deegaanada\u00a0 dhaca Shabeellaha Hoose iyagoo is ku dayaya in aya deegaano badan kala wareegaan AS.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Dowladda gaar ahaan Hay\u2019adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa howlgallo saacadihii la soo dhaafay ka sameeyay deegaan lagu magacaabo Dhanaane oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in ay burburiyeen Saldhig iyo guryo ay AS halkaas ku la haayeen. Sidoo kale, waxa ay sheegeen in guryahaas ay ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100343,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100342"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100342"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100344,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100342\/revisions\/100344"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100343"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}