{"id":100314,"date":"2025-07-21T03:51:35","date_gmt":"2025-07-21T02:51:35","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100314"},"modified":"2025-07-21T03:51:35","modified_gmt":"2025-07-21T02:51:35","slug":"puntland-oo-war-ka-soo-saartay-markabka-ku-xiran-dekadda-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/puntland-oo-war-ka-soo-saartay-markabka-ku-xiran-dekadda-boosaaso\/","title":{"rendered":"Puntland oo war ka soo saartay Markabka ku xiran dekadda Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa sheegay in Markabka Sea World oo ay qabteen 18 bishaan khatar ku yahay xasiloonida iyo amniga deegaannada dowlad goboleedkaasi.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland agaa lagu sheegay in Markabka muddo laba maalmood ah si sharci-darro ah ugu sugnaa xeebaha magaalada Bareeda ee Puntland.<\/p>\n<p><strong>&#8220;Markabka intuu ku sugnaa xeebaha waa ciladoobay, mana jirin dalab caawimaad oo uu noo soo diray, waxaana ay ka hor imaaneysa shuruucda Caalamiga&#8221;<\/strong> ayaa lagu yiri qoraalka Puntland.<\/p>\n<p>Qoraalka oo sii socda ayaa lagu yiri <strong>&#8220;Wuxuu ku sugnaa goob ka agdhow aaga aan Argagixisada kala dagaalameyno, taasi, taas oo khatar dheeraad ah gelinaysa xasilloonida iyo nabadgelyada Puntland&#8221;<\/strong><\/p>\n<p>Ugu dambeyn Puntland ayaa caddeysay in lala xisaabtami doono Markabka markii ay dhammaadan baaritaannada socda.<\/p>\n<p>Marka laga soo tago hadalka Puntland ma jiro wax war rasmi ah oo ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Turkiga oo markaan ka yimid.<\/p>\n<p>Mustaqbal<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa sheegay in Markabka Sea World oo ay qabteen 18 bishaan khatar ku yahay xasiloonida iyo amniga deegaannada dowlad goboleedkaasi. Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland agaa lagu sheegay in Markabka muddo laba maalmood ah si sharci-darro ah ugu sugnaa xeebaha magaalada Bareeda ee Puntland. &#8220;Markabka intuu ku sugnaa xeebaha waa ciladoobay,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100285,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100314"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100314"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100314\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100315,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100314\/revisions\/100315"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100285"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100314"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100314"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100314"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}