{"id":100276,"date":"2025-07-19T12:38:00","date_gmt":"2025-07-19T11:38:00","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100276"},"modified":"2025-07-19T12:38:00","modified_gmt":"2025-07-19T11:38:00","slug":"suuriya-iyo-israaiil-oo-xabbad-joojin-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/suuriya-iyo-israaiil-oo-xabbad-joojin-gaarey\/","title":{"rendered":"Suuriya iyo Israa&#8217;iil oo xabbad joojin gaarey"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 321 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen, halka in ka badan 436 kalena ay ku dhaawacmeen dagaallo u dhexeeyay beelaha reer miyiga ah ee Bedouin-ka iyo kooxaha hubeysan ee beesha Duruushta ee gobolka Suweyda.<\/p>\n<p>Dagaalladan ayaa waxaa sidoo kale ku jiray gacmo shisheeye iyo taageero ay dhinacyada kala helayeen. Ciidamada dowladda Suuriya ayaa markaas ku biiray xaaladda si ay u kala dhexgalaan.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in weerarro ay qaadeen kooxaha hubeysan ee Duruushta lagu dilay tiro askar ah oo ka tirsan ciidamada dowladda.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Israel oo sheegtay inay difaacayso beesha Duruushta, ayaa duqeymo cirka ah ku qaaday gudaha Suuriya.<\/p>\n<p>Weeraradaas ayaa Arbacadii lala beegsaday xarumo ay ku jiraan taliska guud ee milateriga Suuriya iyo qasriga madaxtooyada ee caasimadda Dimishiq.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Suuriya ayaa ku dhawaaqday heshiis cusub oo lagu gaaray dadaal ay hormuud u ahaayeen dalal Carbeed iyo dowladda Maraykanka.<\/p>\n<p>Heshiiskan ayaa dhigaya in ciidamada dowladda laga saaro gobolka Suweyda si loo dejiyo xiisadda.<\/p>\n<p>Wali lama xaqiijin in heshiiskan cusub uu hirgeli doono ama uu muddo dheer sii jiri doono, maadaama xabbad-joojin horey loo ay burburtay saacado gudahood.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 321 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen, halka in ka badan 436 kalena ay ku dhaawacmeen dagaallo u dhexeeyay beelaha reer miyiga ah ee Bedouin-ka iyo kooxaha hubeysan ee beesha Duruushta ee gobolka Suweyda. Dagaalladan ayaa waxaa sidoo kale ku jiray gacmo shisheeye iyo taageero ay dhinacyada kala helayeen. Ciidamada dowladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100278,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100276"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100276"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100276\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100279,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100276\/revisions\/100279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100278"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100276"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100276"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100276"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}