{"id":100125,"date":"2025-07-14T16:27:11","date_gmt":"2025-07-14T15:27:11","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100125"},"modified":"2025-07-14T16:27:11","modified_gmt":"2025-07-14T15:27:11","slug":"maxay-ka-wada-hadleen-raiisul-wasaare-xamse-iyo-danjiraha-dowladda-imaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-ka-wada-hadleen-raiisul-wasaare-xamse-iyo-danjiraha-dowladda-imaaradka\/","title":{"rendered":"Maxay ka wada hadleen Ra&#8217;iisul wasaare Xamse iyo Danjiraha dowladda Imaaradka?"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Danjiraha Isku-tagga Imaaraadka Carabta u qaabilsan Soomaaliya, Ahmed Juma Al-Rumaithi.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay adkeynta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya ee labada dal ee ku dhisan wax-wada qabsiga.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo ka soo baxay Xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa lagu yiri:<\/p>\n<p><strong>\u201cRa\u2019iisul Wasaaraha Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Ahmed Juma Al-Rumaithi. Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa kulanka maanta uga wada hadlay adkeynta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya ee labada dal ee ku dhisan wax-wada qabsiga\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaradka Carabta ayaa leh xiriir saaxiibtimo oo dhow, iyaga oo iska caawiya dhinacyada Amniga, dhaqaalah iyo siyaasadda.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Danjiraha Isku-tagga Imaaraadka Carabta u qaabilsan Soomaaliya, Ahmed Juma Al-Rumaithi. Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay adkeynta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya ee labada dal ee ku dhisan wax-wada qabsiga. Qoraal kooban oo ka soo baxay Xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100126,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100125"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100125"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100127,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100125\/revisions\/100127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}