{"id":100114,"date":"2025-07-14T12:12:46","date_gmt":"2025-07-14T11:12:46","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100114"},"modified":"2025-07-14T12:12:46","modified_gmt":"2025-07-14T11:12:46","slug":"nisa-oo-howlgallo-ka-fulisay-gobolka-shabeellada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/nisa-oo-howlgallo-ka-fulisay-gobolka-shabeellada-dhexe\/","title":{"rendered":"NISA oo howlgallo ka fulisay gobolka Shabeellada Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Hay&#8217;adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen Isgoyska Gayacad oo u dhow deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay 15 xubnood oo ka tirsana AS, iyada oo tiro kalena la dhaawacay.<\/p>\n<p>NISA ayaa sheegtay in duqeysay goob ay weeraro ku abaabulayeen AS oo ku taalla gudaha degmada Aadan Yabaal iyo deegaanka Ceel Cali Axmed ee gobolka Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso war-saxaafadeed<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/517979406_1261256829374254_4226058230327745130_n.jpg?_nc_cat=1&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=MTQ8IRtMob8Q7kNvwEAgBFi&amp;_nc_oc=AdnAEI3A_eQjf-hrCxvx3mvHZXMCOolZWhoroeutiGdK1BIPIrM_wquNgXgwD65D_Zg&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=OOriP9olaIpX5436JJcDLQ&amp;oh=00_AfS3kkVw4nDNmpyVB8q44nMGN2NAVjG2iilj32OqQJEZdg&amp;oe=687AAB2D\" alt=\"May be a doodle of map and text\" \/><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Hay&#8217;adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen Isgoyska Gayacad oo u dhow deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan. War-saxaafadeed ka soo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay 15 xubnood oo ka tirsana AS, iyada oo tiro kalena la dhaawacay. NISA&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100116,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100114"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100114"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100117,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100114\/revisions\/100117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100116"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}