{"id":100111,"date":"2025-07-14T10:35:52","date_gmt":"2025-07-14T09:35:52","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100111"},"modified":"2025-07-14T10:35:52","modified_gmt":"2025-07-14T09:35:52","slug":"kenya-oo-xayiraada-fiisaha-ka-qaaday-dalalka-afrika-marka-laga-reebo-soomaaliya-iyo-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kenya-oo-xayiraada-fiisaha-ka-qaaday-dalalka-afrika-marka-laga-reebo-soomaaliya-iyo-liibiya\/","title":{"rendered":"Kenya oo xayiraada Fiisaha ka qaaday dalalka Afrika marka laga reebo Soomaaliya iyo Liibiya"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa shuruudihii Fiisaha ka qaaday dalalka Afrika, marka laga reebo dalkeena Soomaaliya iyo Liibiya, tillaabadani oo ay walaac ka muujiyeen bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, muwaadiniinta kasoo jeeda dalalkan hadda kama baahna inay dalbadaan <em>Electronic Travel Authorization (ETA)<\/em>, ma jiraan foomam dheer oo ay buuxinayaan, mana jirto wax kharash fiise ah oo laga rabo.<\/p>\n<p>Tani waxay fasaxaysaa dadka socdaalka ah ee doonaya in ay tagaan gudaha Kenya ee doonaya u soo dalxiis tagaan dalkaasi.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, dowladda Kenya ayaa sheegtay in dalalka Libya iyo Somalia aysan ka faa\u2019iideysan doonin nidaamkan cusub sababo la xiriira \u201ckhataraha amni\u201d ee ay wataan.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa laga dhawaajiyay iyadoo la eegayo xaaladda ammaanka ee dadka ka imaanaya dalalka Afrika, sida ay sheegtay wasaaraddu.<\/p>\n<p>Tallaabadan qeyb ka ah ballanqaadkii Madaxweyne William Ruto ee ahaa in dalka Kenya uu ka dhigayo mid soo jiita Dalxiiseyaasha.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa shuruudihii Fiisaha ka qaaday dalalka Afrika, marka laga reebo dalkeena Soomaaliya iyo Liibiya, tillaabadani oo ay walaac ka muujiyeen bulshada Soomaaliyeed. Sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, muwaadiniinta kasoo jeeda dalalkan hadda kama baahna inay dalbadaan Electronic Travel Authorization (ETA), ma jiraan foomam dheer oo ay buuxinayaan, mana jirto&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100112,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100111"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100111"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100111\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100113,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100111\/revisions\/100113"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100112"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100111"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100111"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100111"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}