{"id":100078,"date":"2025-07-13T12:18:52","date_gmt":"2025-07-13T11:18:52","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100078"},"modified":"2025-07-13T12:18:52","modified_gmt":"2025-07-13T11:18:52","slug":"diiwaan-galinta-doorashada-ayaa-ka-billaabatay-magaalada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/diiwaan-galinta-doorashada-ayaa-ka-billaabatay-magaalada-jowhar\/","title":{"rendered":"Diiwaan galinta Doorashada ayaa ka billaabatay magaalada Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Jowhar ee caasimadda KMG ah ee\u00a0 Dowlad goboleedka Hirshabeelle waxaa maanta ka billaawday\u00a0 diiwaangalinta doorashooyinka ee golaha deegaanka.<\/p>\n<p>Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorrashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa magaalada Jowhar ee caasimada maamulgoboleedka Hirshabeelle waxa ay ka hirgaliyeen xaruntii ugu horeysay oo lagu diiwan-gelinayo dadka ka qeybgalaayo doorrashada golaha deegaanka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulgoboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ayaa ka mid ahaa dadka isdiiwaan-geliyey.<\/p>\n<p>\u201cShalay nin Doorasho dadban ku yimid hadduu idin hoggaamin jiray, maanta waxaa xaq u yeelan doontaan in aad cidii aad rabtiin doorataan\u201d ayuu yiri Madaxweyne Cali Guudlaawe.<\/p>\n<p>Hannaanka doorashooyinka qof iyo codka ayaa la filayaa guud ahaan dalka laga hirgelinayo si loo hormariyo hanaanka dimoqoraadiyadda ee Dalka.<\/p>\n<p>Gobolka Banaadir iyo maamuladda Galmudug iyo Koonfurgalbeed ayaa horay u bilaabay isdiiwaan galinta doorashooyinka golaha deegaanka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Jowhar ee caasimadda KMG ah ee\u00a0 Dowlad goboleedka Hirshabeelle waxaa maanta ka billaawday\u00a0 diiwaangalinta doorashooyinka ee golaha deegaanka. Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorrashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa magaalada Jowhar ee caasimada maamulgoboleedka Hirshabeelle waxa ay ka hirgaliyeen xaruntii ugu horeysay oo lagu diiwan-gelinayo dadka ka qeybgalaayo doorrashada golaha deegaanka. Madaxweynaha maamulgoboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100080,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100078"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100078"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100081,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100078\/revisions\/100081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100080"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}