{"id":100055,"date":"2025-07-12T10:21:24","date_gmt":"2025-07-12T09:21:24","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100055"},"modified":"2025-07-12T10:21:24","modified_gmt":"2025-07-12T09:21:24","slug":"maamulka-ssc-khaatumo-ka-hadlay-baaqashada-shirkii-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maamulka-ssc-khaatumo-ka-hadlay-baaqashada-shirkii-maanta\/","title":{"rendered":"Maamulka SSC Khaatumo ka hadlay baaqashada shirkii maanta"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta maamulka SSC-Khaatumo, Najiib Barkhadle Warsame oo Warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay sababaha keenay inuu dib u dhac ku yimaado shirka dhismaha maamulka ee maanta loo ballansana.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay arrimo farsamo iyo wadatashiyo socda uu u baaqday shirka, isla markaasna si rasmi ah loo qaban doono berri oo axad ah.<\/p>\n<p>Shirkan oo looga arinsanayo dhismaha dowlad goboleed cusub oo ay yeeshaan shacabka SSC Khaatumo ayaa laba jeer hore dib ugu dhacay.<\/p>\n<p>Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa ku sugan wafuud sare oo ka kala socda dowladda Federaalka iyo hoggaanka dhaqanka, kuwaasi oo wada kulamo gaar gaar ah.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta maamulka SSC-Khaatumo, Najiib Barkhadle Warsame oo Warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay sababaha keenay inuu dib u dhac ku yimaado shirka dhismaha maamulka ee maanta loo ballansana. Wasiirka ayaa sheegay arrimo farsamo iyo wadatashiyo socda uu u baaqday shirka, isla markaasna si rasmi ah loo qaban doono berri oo axad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100056,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100055"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100055"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100057,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100055\/revisions\/100057"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100056"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}