{"id":100044,"date":"2025-07-12T06:49:05","date_gmt":"2025-07-12T05:49:05","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100044"},"modified":"2025-07-12T06:49:05","modified_gmt":"2025-07-12T05:49:05","slug":"ciidamo-gurmad-ah-oo-gaarey-magaalada-maxaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamo-gurmad-ah-oo-gaarey-magaalada-maxaas\/","title":{"rendered":"Ciidamo gurmad ah oo gaarey magaalada Maxaas"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo ka yimid magaalooyinka Guriceel iyo Matabaan ayaa gaarey magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ka socdaan abaabulka howlgallo ka dhan ah AS.<\/p>\n<p>Saraakiil ciidan iyo mas&#8217;uuliyiin hoggaamineysa ciidamadan ayaa sheegay in ay qeyb muhiim ah ka qaadan doonaan dagaalka AS ee ka socda gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p>Muuqaallo lagu baahiyey baraha bulshada ayaa muujinaya kolonyo gaadiid dagaal ah oo gudaha u galaya magaalada, iyadoo dadweynuhu ay daawanayaan.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa la filayaa in ay xoojiyaan askarta dowladda iyo kuwa deegaanka ee dhawaan ka soo baxay magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, magaalada Maxaas waxaa ku sugan madax heer gobol iyo Federaal, kuwaasi oo kulamo la yeelanaya qeybaha kala duwan ee bulshada iyo saraakiisha ciidanka.<\/p>\n<p>Degmada Maxaas oo ku taalla bartamaha gobolka Hiiraan ayaa noqotay meel istiraatiiji ah oo laga dardar galiyo dadagaalka AS.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka yimid magaalooyinka Guriceel iyo Matabaan ayaa gaarey magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ka socdaan abaabulka howlgallo ka dhan ah AS. Saraakiil ciidan iyo mas&#8217;uuliyiin hoggaamineysa ciidamadan ayaa sheegay in ay qeyb muhiim ah ka qaadan doonaan dagaalka AS ee ka socda gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe. Muuqaallo lagu baahiyey baraha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100045,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100044"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100044"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100046,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100044\/revisions\/100046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100045"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}