{"id":100039,"date":"2025-07-12T06:19:35","date_gmt":"2025-07-12T05:19:35","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=100039"},"modified":"2025-07-12T07:09:47","modified_gmt":"2025-07-12T06:09:47","slug":"shir-waynaha-dhismaha-ssc-khaatumo-oo-maanta-furmaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shir-waynaha-dhismaha-ssc-khaatumo-oo-maanta-furmaya\/","title":{"rendered":"Shir waynihii dhismaha SSC Khaatumo oo markale baaqday"},"content":{"rendered":"<p>Warar ka imaanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya inuu baaqday shirkii maanta loo ballansana looga hadlo dhismaha maamulka SSC Khaatumo.<\/p>\n<p>Saacadihii la soo dhaafay waxaa magaalada ka socday kulamo gaar gaar ah oo ay yeelanayaan Mas&#8217;uuliyiinta Maamulka &amp; Madax heer Federaal ah iyo hoggaanka Dhaqanka.<\/p>\n<p>Mid kamid ah kulamadan ayaa waxaa yeeshay Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali iyo Golaha Dhaqanka Ssc-Khaatumo<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diirradda lagu saaray dhammaystirka Dawlad-Goboleedka SSC-Khaatumo iyo habsami u socodka dhammaan hawlaha Shirweynaha.<\/p>\n<p>Sidoo kale, dhankiisa Wasiira Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh oo ku sugan Laascaanood ayaa la kulmay qeybaha bulshada SSC Khaatumo, isaga oo kala hadlay qabsoomida shirka.<\/p>\n<p>Waxaa jira qaar kamid ah hoggaanka Dhaqanka ka horyimid howlaha qabashada Shirwaynaha, kuwaasi oo sheegay in aan la tashiyo laga sameyn.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka ayaa hore ugu dhawaaqday in ay tixgalineyso howlaha lagu dhisayo maamul ay yeeshaan deegaannada SSC Khaatumo.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar ka imaanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya inuu baaqday shirkii maanta loo ballansana looga hadlo dhismaha maamulka SSC Khaatumo. Saacadihii la soo dhaafay waxaa magaalada ka socday kulamo gaar gaar ah oo ay yeelanayaan Mas&#8217;uuliyiinta Maamulka &amp; Madax heer Federaal ah iyo hoggaanka Dhaqanka. Mid kamid ah kulamadan ayaa waxaa yeeshay Hoggaamiyaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":100040,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100039"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100039"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100039\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100049,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100039\/revisions\/100049"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100040"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}