{"id":2019,"date":"2022-04-04T14:37:38","date_gmt":"2022-04-04T14:37:38","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/?p=2019"},"modified":"2022-04-04T14:37:38","modified_gmt":"2022-04-04T14:37:38","slug":"cali-xaaji-aadan-oo-ku-soo-baxay-doorashada-kursiga-hop039-kaas-oo-doorashadiisu-ka-dhacday-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/cali-xaaji-aadan-oo-ku-soo-baxay-doorashada-kursiga-hop039-kaas-oo-doorashadiisu-ka-dhacday-baladweyne\/","title":{"rendered":"Cali Xaaji Aadan oo ku soo baxay doorashada kursiga HOP#039 kaas oo doorashadiisu ka dhacday Baladweyne."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Baladweyne xarunta Gobolka Hiiraan waxaa maanta lagu qabtay Doorashada Kursiga\u00a0<strong>HOP#039<\/strong>\u00a0oo isla maanta la diiwaangeliyay Musharixiinta u tartameysa sida uu sheegay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Doorashada kursigaan oo ka dhacday Baladweyne ayaa waxaa isku soo sharaxay lamo musharax oo kala ah Cali Xaaji Aadan Abuukar &amp; Aamina Xaaji Bile Cali.<\/p>\n<p>Doorashada kursiga ayaa waxaa ku soo baxay Cali Xaaji Aadan Abuukar oo helay helay 86 cod halka musharaxii la tartameysay oo aheyd Aamina Xaaji Bile Cali ay heshay 13 cod, waxaa halaabay 2 cod. Sida uu ku dhawaaqay SEIT Hirshabeelle. Kursigaan waxaa horay ugu fadhisay Baarlamaankii 10aad Xild. Drs. Maryan Axmed Haaruun.<\/p>\n<p>Dowlad Gobaleedka Hir-Shabeelle waxaa ku dhiman 7 kursi oo Golaha Shacabka ah oo deegaan-doorashadoodu tahay Jowhar oo caasimadda Dowlad-Goboleedkaas ah iyo Magaalada Baladweyne xarunta Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Kuraasta ku harsan DG Hir-Shabeelle waxaa kamid ah HOP#135 oo ay ku fadhisay AHUN Aamina Maxamed Cabdi oo 23kii Maarso 2022 ku geeriyootay qarax uu fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baladweyne xarunta Gobolka Hiiraan waxaa maanta lagu qabtay Doorashada Kursiga\u00a0HOP#039\u00a0oo isla maanta la diiwaangeliyay Musharixiinta u tartameysa sida uu sheegay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Hir-Shabeelle. Doorashada kursigaan oo ka dhacday Baladweyne ayaa waxaa isku soo sharaxay lamo musharax oo kala ah Cali Xaaji Aadan Abuukar &amp; Aamina Xaaji Bile Cali. Doorashada kursiga ayaa waxaa ku soo baxay Cali Xaaji Aadan Abuukar oo helay helay 86 cod halka musharaxii la tartameysay oo aheyd Aamina Xaaji Bile Cali ay heshay 13 cod, waxaa halaabay 2 cod. Sida uu ku dhawaaqay SEIT Hirshabeelle. Kursigaan waxaa horay ugu fadhisay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2020,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":[],"categories":[1],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2019"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2019"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2021,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2019\/revisions\/2021"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2020"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}