{"id":2001,"date":"2022-03-26T17:52:43","date_gmt":"2022-03-26T17:52:43","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/?p=2001"},"modified":"2022-03-26T17:54:56","modified_gmt":"2022-03-26T17:54:56","slug":"seit-hirshabeelle-oo-shahaadada-musharaxnimo-guddoonsiiyay-musharaxiinta-kursiga-hop058","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/seit-hirshabeelle-oo-shahaadada-musharaxnimo-guddoonsiiyay-musharaxiinta-kursiga-hop058\/","title":{"rendered":"SEIT Hirshabeelle oo shahaadada Musharaxnimo guddoonsiiyay Musharaxiinta Kursiga HOP#058."},"content":{"rendered":"<p>Guddiga hirgalinta doorashooyika heer dowlad gobaleed SEIT Hirshabeelle ayaa shahaadada musharaxnimo guddoonsiiyay musharaxiinta kursiga tirsigiisu yahay <strong>HOP#058<\/strong> kaas oo deegaan doorashadiisu tahay Baladweyne oo ah deegaan doorashada labaad ee Dowlad Gobaleed Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Musharaxiinta uu guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad galbeed SEIT Hirshabeelle u diiwaan galiyay ayaa kala mid ah:<\/p>\n<ol>\n<li>Agaasimihii hore ee NISA Cabdullaahi Maxamed Axmed Sanbaloolshe, oo kursigaan ku guuleystay doorashadii 2016 asiga oo markii dambe iska casilay ka gadakaal Markii loo magacaabay Agaasimaha NISA.<\/li>\n<li>Yoonis Maxamed Nuur.<\/li>\n<li>Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble<\/li>\n<li>Cabduqaadir Xuseen Colow<\/li>\n<li>Maxamuud Afdhub Makaran<\/li>\n<li>Cabdullaahi Axmed Xuseen.<\/li>\n<li>Ubax Cali Sheegow<\/li>\n<\/ol>\n<p>Kursigaan waxaa ku fadhiyay Baarlamaankii 10aad Nuur Iidow Beyle oo sheegay in uu isaga haray dib ugu tartamidda kursigaan kaddib markii la shaaciyay Odoyaasha soo xulaya Ergada u codeyneysa Qofka ku fadhiisanaya kursigaan.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu ku dhawaaqay in uusan kamid ahayn musharixiinta ku tartameysa, isaga oo ballanqaaday in uu la shaqeyn doonno musharixii ku guuleysta\u00a0<strong>HOP#058<\/strong>\u00a0Sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><em><strong>\u201cAnigoo ah Xildhibaan Nuur Iidow Beyle waxaan go\u2019aansaday in aan ka tanaasulo tartanka doorasho ee HOP#058 ee 2022-2026 oo dhici doonta inshallah maalmaha soo socda. Sidoo kale waxaa sharaf ii aheyd in aan ku matalo uguna shaqeeyo guud ahaan somaliya gaar ahaan bulsha weynta ku nool gobolka hiiraan oo ahaa degaan doorashadeyda. Sidoo kale waxaan balan qaadayaa in aan la shaqeyn doono cid kasta oo ku soo baxda kursigaas\u201d<\/strong><\/em>\u00a0 sida uu ku yiri Nuur Iidow Beyle qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebooka.<\/p>\n<p>Doorashada kursigaan ayaa lagu wadaa in ay dhacdo maalinta beri ah wallow ay Hirshabeelle ku harsantahay 11 kursi oo horay waxaa loo doortay illaa 27 mudane.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga hirgalinta doorashooyika heer dowlad gobaleed SEIT Hirshabeelle ayaa shahaadada musharaxnimo guddoonsiiyay musharaxiinta kursiga tirsigiisu yahay HOP#058 kaas oo deegaan doorashadiisu tahay Baladweyne oo ah deegaan doorashada labaad ee Dowlad Gobaleed Hirshabeelle. Musharaxiinta uu guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad galbeed SEIT Hirshabeelle u diiwaan galiyay ayaa kala mid ah: Agaasimihii hore ee NISA Cabdullaahi Maxamed Axmed Sanbaloolshe, oo kursigaan ku guuleystay doorashadii 2016 asiga oo markii dambe iska casilay ka gadakaal Markii loo magacaabay Agaasimaha NISA. Yoonis Maxamed Nuur. Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble Cabduqaadir Xuseen Colow Maxamuud Afdhub Makaran Cabdullaahi Axmed Xuseen. Ubax Cali Sheegow Kursigaan waxaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1777,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":[],"categories":[1],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2001"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2001"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2003,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2001\/revisions\/2003"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1777"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}