{"id":1995,"date":"2022-03-26T17:51:06","date_gmt":"2022-03-26T17:51:06","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/?p=1995"},"modified":"2022-03-26T17:51:06","modified_gmt":"2022-03-26T17:51:06","slug":"laftagareen-oo-shahaadada-xildhibaannimo-guddoonsiiyey-xildhibaannada-labada-aqal-ee-bfs-ee-ku-matali-doona-dowlad-gobaleedka-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/laftagareen-oo-shahaadada-xildhibaannimo-guddoonsiiyey-xildhibaannada-labada-aqal-ee-bfs-ee-ku-matali-doona-dowlad-gobaleedka-koonfur-galbeed\/","title":{"rendered":"Laftagareen oo shahaadada Xildhibaannimo guddoonsiiyey Xildhibaannada labada Aqal ee BFS ee ku matali doona Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Shahaadada Xildhibaannimo gudoonsiiyey Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee ku matali doona Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa Baarlamaanka Federaalka waxa ay saami ahaan ku leedahay 69 mudane oo aqalka hoose ah iyo 11 mudane oo Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Qaar ka mid 69 xildhibaan ee lagu soo doortay Baydhabo &amp; Baraawe oo ah deegaan doorashada KG ayaa natiijadooda la ahkiyay taas uu hakiyay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaalka, Guddiga ayaa hakinta natiijada kuraastan ku sababeeyay in aan loo marain habraacii saxda ahaa ee loogu talo galay doorashada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad Gobaleed Koonfur ayaa kasheegay 21 March 2022 in 69 kursi ee lagu soo doortay KG aan ku jirin hal kursi oo loo tanaasulay ama doorashadiisu ay ku dhacday hab gacan taag ah waa sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa noqotay Dowlad Gobaleedkii ugu horreeyay ee doorashada ku soo idleeyay waqtigii loo jaangooyay oo ahaa 15 March 2022, dhanka kale waxa ay noqotay Maamulkii saddexaad ee doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya soo idleeya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Shahaadada Xildhibaannimo gudoonsiiyey Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee ku matali doona Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed. Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa Baarlamaanka Federaalka waxa ay saami ahaan ku leedahay 69 mudane oo aqalka hoose ah iyo 11 mudane oo Aqalka Sare. Qaar ka mid 69 xildhibaan ee lagu soo doortay Baydhabo &amp; Baraawe oo ah deegaan doorashada KG ayaa natiijadooda la ahkiyay taas uu hakiyay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaalka, Guddiga ayaa hakinta natiijada kuraastan ku sababeeyay in aan loo marain habraacii saxda ahaa ee loogu talo galay doorashada&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1996,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":[],"categories":[1],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1995"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1995"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1997,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1995\/revisions\/1997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}