{"id":1989,"date":"2022-03-21T16:44:20","date_gmt":"2022-03-21T16:44:20","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/?p=1989"},"modified":"2022-03-21T16:44:20","modified_gmt":"2022-03-21T16:44:20","slug":"dg-jubbaland-oo-soo-gabagabeysay-doorashada-kuraasta-deegaan-doorashadoodu-tahay-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/dg-jubbaland-oo-soo-gabagabeysay-doorashada-kuraasta-deegaan-doorashadoodu-tahay-kismaayo\/","title":{"rendered":"DG Jubbaland oo soo gabagabeysay Doorashada Kuraasta Deegaan-doorashadoodu tahay Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>DG Jubbaland ayaa maanta oo ah (21-03-2022) Kismaayo kusoo gabagabeysay Doorashada labadii kursi ee uga harsaneed Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Deegaan-Doorashadoodu tahay Xarunta Gobolka Jubada Hoose.<\/p>\n<p>SEIT Jubbaland ayaa muddo dheer kaddib ku guuleystay in uu soo afmeero doorashada 27ka Xildhibaan ee deegaan-Doorashadoodu tahay Magaalada Kismaayo, waxaa ku dhiman 16ka Kursi ee Gobolka Gedo loo qorsheeyay in lagu qabto.<\/p>\n<p>Maxamed Xasan Aadan ayaa ku guuleystay\u00a0<strong>HOP#133<\/strong>, 101 Ergo ayaa gacan-taag ugu codeysay maadaama uu tanaasulay Maxamuud Axamed Xasan. Kursigaan waxaa Baarlamaanka 10aad ku fadhisay Luul Cabdi Aadan.<\/p>\n<figure class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/275940053_170071972024488_4744712900725827708_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=1-5&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=zCN6zxUzV5YAX_hZr03&amp;_nc_oc=AQmFozgXzx6jj6lzjm_jmWBQNFkhSaUmzBvmwJqNnynARaZW8FesMSgIi3atxVa_3QI&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=00_AT9mZfPBCn2_qyk1-OtyHAGPWgsVl6y8XL54qAdZszepFA&amp;oe=623DA3DD\" alt=\"May be an image of 1 person, sitting and indoor\" width=\"1680\" height=\"1120\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\"><em><strong>Maxamed Xasan Aadan<\/strong><\/em><\/figcaption><\/figure>\n<p>Roodo Carab Cabdi ayaa ku guulaysatay\u00a0<strong>HOP#219<\/strong>\u00a0kaddib markii ay heshay 78 Cod halka Faadumo Cabdi Cali oo la tartamaysay ay heshay 20 cod, waxaa xumaaday 3 cod. Cabdifitaax Maxamed Cali ayaa ku fadhiyay Baarlamaanka 10aad ee JFS.<\/p>\n<figure class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/276173509_170077572023928_3377404943023692773_n.jpg?_nc_cat=106&amp;ccb=1-5&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=vmPD8in5WO0AX_XISpW&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=00_AT_vFssvZRMFB4iW_92RNYiV1KVL3DEnSA_rhSnSGYT4-A&amp;oe=623CB7B7\" alt=\"May be an image of 1 person, sitting, headscarf and indoor\" width=\"1680\" height=\"1120\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\"><em><strong>Roodo Carab Cabdi<\/strong><\/em><\/figcaption><\/figure>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Jubbaland Dr Siyaad Maxamed Mursal ayaa sheegay in Kismaayo ay kasoo dhammaatay doorashada kuraasta taalla.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>DG Jubbaland ayaa maanta oo ah (21-03-2022) Kismaayo kusoo gabagabeysay Doorashada labadii kursi ee uga harsaneed Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Deegaan-Doorashadoodu tahay Xarunta Gobolka Jubada Hoose. SEIT Jubbaland ayaa muddo dheer kaddib ku guuleystay in uu soo afmeero doorashada 27ka Xildhibaan ee deegaan-Doorashadoodu tahay Magaalada Kismaayo, waxaa ku dhiman 16ka Kursi ee Gobolka Gedo loo qorsheeyay in lagu qabto. Maxamed Xasan Aadan ayaa ku guuleystay\u00a0HOP#133, 101 Ergo ayaa gacan-taag ugu codeysay maadaama uu tanaasulay Maxamuud Axamed Xasan. Kursigaan waxaa Baarlamaanka 10aad ku fadhisay Luul Cabdi Aadan. Maxamed Xasan Aadan Roodo Carab Cabdi ayaa ku guulaysatay\u00a0HOP#219\u00a0kaddib markii ay heshay 78 Cod&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1990,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":[],"categories":[1],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1989"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1989"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1989\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1991,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1989\/revisions\/1991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1990"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}