{"id":1986,"date":"2022-03-19T16:41:49","date_gmt":"2022-03-19T16:41:49","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/?p=1986"},"modified":"2022-03-19T16:41:49","modified_gmt":"2022-03-19T16:41:49","slug":"rw-rooble-oo-guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-heer-federaal-kala-hadlay-hirgalinta-jadwalka-doorashada-uu-guddiga-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/rw-rooble-oo-guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-heer-federaal-kala-hadlay-hirgalinta-jadwalka-doorashada-uu-guddiga-shaaciyay\/","title":{"rendered":"RW Rooble oo Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal kala hadlay hirgalinta jadwalka doorashada uu Guddiga shaaciyay."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federal Muuse Geelle Yusuf.<\/p>\n<p>Kullanka Rooble &amp; Geelle ayaa looga hadlay hirgalinta jadwalka shahaado siinta iyo dhaarinta xildhibaannada ee guddigu shaaciyay iyo dhammeystirka doorashada xildhibannada harsan. Sida lagu yiri qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiirka koowaad ee Xukuumadda.<\/p>\n<p>Kullanka uu maanta Ra\u2019iisul Wasaare Rooble uu la yeeshay Guddoomiye Geelle ayaa ku soo aadaya xilli uu Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal uu shaaciyay Jadwalka dhameystirka doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa sheegay in\u00a0<em><strong>14 April 2022<\/strong><\/em>\u00a0uu qabanayo xafladda dhaarinta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee labada Aqal, asiga oo kaa shaanaaya Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha. Sida lagu yiri xaanshiyaha ka soo baxday Guddiga doorashooyinka Heer\u00a0 Federaal.<\/p>\n<p>Doorashada Golaha Shacabka BFS ayaa dib ugu dhacday waqtigii loo asteeyay in lagu soo idleeyo doorashada oo ahaa\u00a0<em><strong>15 Maarso 2022<\/strong><\/em>, wallow ay doorashu hadda ku harsantahay labo maamul Gobaleed oo kala ah Hirshabeelle oo aan dooran 13 kursi &amp; Jubbaland oo weli ku harsan 18 kursi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federal Muuse Geelle Yusuf. Kullanka Rooble &amp; Geelle ayaa looga hadlay hirgalinta jadwalka shahaado siinta iyo dhaarinta xildhibaannada ee guddigu shaaciyay iyo dhammeystirka doorashada xildhibannada harsan. Sida lagu yiri qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiirka koowaad ee Xukuumadda. Kullanka uu maanta Ra\u2019iisul Wasaare Rooble uu la yeeshay Guddoomiye Geelle ayaa ku soo aadaya xilli uu Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal uu shaaciyay Jadwalka dhameystirka doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddiga ayaa sheegay in\u00a014 April 2022\u00a0uu qabanayo xafladda dhaarinta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1987,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":[],"categories":[1],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1986"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1986"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1986\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1988,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1986\/revisions\/1988"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1987"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1986"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1986"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1986"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}