{"id":1976,"date":"2022-03-15T16:36:23","date_gmt":"2022-03-15T16:36:23","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/?p=1976"},"modified":"2022-03-15T16:36:23","modified_gmt":"2022-03-15T16:36:23","slug":"seit-galmudug-oo-gaalkacyo-ku-soo-gabogabeeyay-doorashada-kuraasta-golaha-shacabka-bfs-kuwaas-oo-deegaan-doorashadoodu-tahay-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/seit-galmudug-oo-gaalkacyo-ku-soo-gabogabeeyay-doorashada-kuraasta-golaha-shacabka-bfs-kuwaas-oo-deegaan-doorashadoodu-tahay-galmudug\/","title":{"rendered":"SEIT Galmudug oo Gaalkacyo ku soo gabogabeeyay doorashada kuraasta Golaha Shacabka BFS kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Galmudug."},"content":{"rendered":"<p>Guddiga Hirgalinta doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Galmudug ayaa maanta qabtay doorashada saddexda kursi ee ugu dameysay kuraasta Golaha Shacabka BFS kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Galmudug.<\/p>\n<p>Doorashada Saddexdaan kursi ayaa waxa ay ka dhacday Magaalada Gaalkacyo oo ah deegaan doporashada labaad ee Dowlad Gobaleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Doorashada kursiga koowaad kaas uu tirsigiisu yahay<strong>\u00a0HOP#018,\u00a0<\/strong>ayaa waxaa ku soo baxday Sahro Colaad Cabdi, sida uu ku dhawaaqay SEIT Gaalkacyo. Kursigaan waxaa Baarlamaankii 10aad ku fadhiyay Qaasim Maxamed Jaamac.<\/p>\n<figure class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/275614041_345997427456793_7946404732546596361_n.jpg?_nc_cat=106&amp;ccb=1-5&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=cpMFYzehZx4AX9jqSCk&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=00_AT-V91Tujsh0-6KtQ943J_0cVX9NxbLGno7KlMHfh_m-rA&amp;oe=6236677B\" alt=\"May be an image of 1 person and standing\" width=\"960\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\"><strong>Sahro Colaad Cabdi<\/strong><\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxaa xigtay doorashada kursiga labaad kaas uu tirsigiisu yahay\u00a0<strong>HOP#021<\/strong>, asiga oo ku guuleystay Xuseen Axmed Culusow, Sida uu ku dhawaaqay SEIT Galmudug. Kursigaan waxaa ku fadhisay Baarlamaankii 10aad Maryan Haaji Abdi Geedi.<\/p>\n<figure class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/275683281_346014344121768_5275652373526977562_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-5&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=fk9bZTORFHQAX-ttoHZ&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=00_AT8vs808vmBGBZ-Gy7GjFcq0wn27F1BhhmgigGORfXvb4w&amp;oe=62355923\" alt=\"May be an image of 2 people and people standing\" width=\"960\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\"><strong>Xuseen Axmed Culusow<\/strong><\/figcaption><\/figure>\n<p>Doorashada kursiga saddexaad\u00a0<strong>HOP#020\u00a0<\/strong>oo ah kursiga ugu dambeeya kuraasta BFS kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa waxaa ku soo baxday Shamso Cilmi Xassan, sida uu ku dhawaaqay SEIT Galmudug. Kursigaan waxaa Baarlamaankii 10aad ku fadhiyay Cali Axmed Shariif Cusmaan.<\/p>\n<figure class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/275778142_346043670785502_5315609270532835065_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-5&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=svWaomuh7toAX87E2MO&amp;tn=HBP3mBHWeLeKAUag&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=00_AT9BL_bII3I4D5lxTvYp-yFWwJUBPWMgwxiNSWyykCRb6g&amp;oe=6235CC03\" alt=\"May be an image of 1 person and standing\" width=\"960\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\"><strong>Shamso Cilmi Xassan<\/strong><\/figcaption><\/figure>\n<p>Galmudug ayaa noqneysaa maamulkii Dowlad Gobaleedkii labaad oo soo gabogabeeya doorashada Golaha Shacabka, waana Maamulkii afaraad oo soo idleeya doorashada Golaha Shacabka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Hirgalinta doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Galmudug ayaa maanta qabtay doorashada saddexda kursi ee ugu dameysay kuraasta Golaha Shacabka BFS kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Galmudug. Doorashada Saddexdaan kursi ayaa waxa ay ka dhacday Magaalada Gaalkacyo oo ah deegaan doporashada labaad ee Dowlad Gobaleedka Galmudug. Doorashada kursiga koowaad kaas uu tirsigiisu yahay\u00a0HOP#018,\u00a0ayaa waxaa ku soo baxday Sahro Colaad Cabdi, sida uu ku dhawaaqay SEIT Gaalkacyo. Kursigaan waxaa Baarlamaankii 10aad ku fadhiyay Qaasim Maxamed Jaamac. Sahro Colaad Cabdi Waxaa xigtay doorashada kursiga labaad kaas uu tirsigiisu yahay\u00a0HOP#021, asiga oo ku guuleystay Xuseen Axmed Culusow, Sida uu ku dhawaaqay SEIT Galmudug&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1977,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":[],"categories":[1],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1976"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1976"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1976\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1978,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1976\/revisions\/1978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1977"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}