{"id":1972,"date":"2022-03-15T16:34:08","date_gmt":"2022-03-15T16:34:08","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/?p=1972"},"modified":"2022-03-15T16:34:08","modified_gmt":"2022-03-15T16:34:08","slug":"baydhabo-oo-lagu-doortay-todobadii-kursi-ee-ugu-dameysay-kuraasta-bfs-kuwaas-oo-deegaan-doorashadoodu-tahay-kgs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/baydhabo-oo-lagu-doortay-todobadii-kursi-ee-ugu-dameysay-kuraasta-bfs-kuwaas-oo-deegaan-doorashadoodu-tahay-kgs\/","title":{"rendered":"Baydhabo oo lagu doortay Todobadii kursi ee ugu dameysay kuraasta BFS kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay KGS."},"content":{"rendered":"<p>Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Koofur Galbeed ayaa maanta Magaalada Baydhabo ku qabtay Doorashada 7 kursi oo ah Xidhibaannad ugu dambeeya ee Dowlad-Goboleedkaas ku harsan.<\/p>\n<p>Kursigii ugu horreeyay ee Todobadaas xubnood oo ah\u00a0<strong>HOP#047<\/strong>\u00a0ayaa waxaa ku guuleysatay Xaawo Sokor Cali ayada oo heshay 79 cod halka Faadumo Maxamed Isaaq oo la tartantay ay heshay 18 cod, sida uu sheegay SETI Koofur Galbeed. Kursigaan waxaa ku fadhisay Baarlamaankii 10aad Wasiirka Wasaaradda Haweenka &amp; Xuquuqul-Insaanka XFS Haniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/275812518_4973266762762690_1781782520714672281_n.png?_nc_cat=100&amp;ccb=1-5&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=_zWjh_nj4DIAX9owL5Q&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=00_AT93QzcvJ6y6uRoqcjVUcaKLUQLhK-vmuT82Ij63_r6Fag&amp;oe=6235AD65\" alt=\"May be an image of 1 person, standing, sitting and headscarf\" width=\"1280\" height=\"958\" \/><\/p>\n<p><em><strong>Xaawo Sokor Cali<\/strong><\/em>Waxaa xigtay doorashada kursiga labaad kaas uu tursigiisu yahay\u00a0<strong>HOP#172<\/strong>, asiga oo ku soo baxay Taliyaha Ciidanka Asluubta Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan. Kursigaan waxaa ku fadhiyay Baarlamaankii 10aad Cali Caddow Maxamed.<\/p>\n<figure class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/275566585_170566221972651_1734799191770414212_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-5&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=5OvMLF7iqoMAX-i0iNs&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=00_AT8my23ITFYEh7LstS67zgvioPMcbsmyttNzt2T5_vvmHw&amp;oe=62352736\" alt=\"May be an image of 2 people and people sitting\" width=\"2048\" height=\"1366\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\"><em><strong>Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan<\/strong><\/em><\/figcaption><\/figure>\n<p>Doorashada kursiga saddexaad kaas uu tirsigiisu yahay\u00a0<strong>HOP#164<\/strong>\u00a0ayaa waxaa ku soo baxay Maxamed Abuukar Cabdi oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha DG Koofur Galbeed. kursigaan waxaa Baarlamaanka 10aad ee JFS ku fadhiyay Xildhibaan Maxamed Isaaq Cismaan Fanax.<\/p>\n<figure class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/275566305_170566498639290_2591958176699833913_n.jpg?_nc_cat=106&amp;ccb=1-5&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=ElgH8BpllXkAX-xkm8R&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=00_AT_WP5uEo0oBxVYJjqI90i29Y93ySnpajIc7_I8_OQ4JqQ&amp;oe=62356810\" alt=\"May be an image of 5 people, people sitting and suit\" width=\"720\" height=\"480\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\"><em><strong>Maxamed Abuukar Cabdi<\/strong><\/em><\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxaa xigtay doorashada kursiga afaraad kaas uu tirsigiisu yahay\u00a0<strong>HOP#197,<\/strong>\u00a0asiga oo ku guuleystay Cumar Cali Isaaq (Balash) oo ah Guddoomiyaha Gobolka Baay. Kursigaan waxaa ku fadhiyay Baarlamaanka 10aad \u00a0Xildhibaan Cabdifitaax Maxamed Ibraahim.<\/p>\n<figure class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/275564640_4973401519415881_1232811516139364797_n.jpg?_nc_cat=102&amp;ccb=1-5&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=6oIeDveA3fMAX8jSZ8K&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=00_AT8-GWbV-5i9iuTFWf67q7jcut4c7X5iSOKAkUld4N9Wig&amp;oe=62350C4E\" alt=\"May be an image of 5 people, people sitting and people standing\" width=\"2048\" height=\"1366\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\"><em><strong>Cumar Cali Isaaq (Balash)<\/strong><\/em><\/figcaption><\/figure>\n<p>SEIT KG ayaa ku dhawaaqay doorashada kursiga shanaad kaas uu tirsigiisu yahay\u00a0<strong>HOP#204<\/strong>, kaas uu ku soo baxay Isaag Cali Subag oo ah Wasiirka Amniga DG Koofur Galbeed. Kursigaan waxaa ku fadhiyay Baarlamaankii 10aad Macalin Cali Aadan.<\/p>\n<figure class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/275445569_170578555304751_4405523164181580067_n.jpg?_nc_cat=106&amp;ccb=1-5&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=AAG774WX22UAX8DsuBx&amp;tn=qQ9wqkfnxlMgE5nP&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=00_AT9iFpQoWAvrFsge1eG91KBdB4pNp_PE3ptPWt7_RUFhHQ&amp;oe=6234B99D\" alt=\"May be an image of 2 people and people sitting\" width=\"2048\" height=\"1366\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\"><em><strong>Isaag Cali Subag<\/strong><\/em><\/figcaption><\/figure>\n<div class=\"\" data-block=\"true\" data-editor=\"9pl6i\" data-offset-key=\"a1d5-0-0\">\n<div class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"a1d5-0-0\">\n<p>Waxaa xigtay doorashada kursiga lixaad kaas uu tirsigiisu yahay\u00a0<strong>HOP#181<\/strong>, waxaa markale loo doortay Maryan Macalin Isaag oo ku fadhisay Baarlamaankii 10aad, sida uu ku dhawaaqay SEIT KGS.<\/p>\n<\/div>\n<div data-offset-key=\"a1d5-0-0\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"\" data-block=\"true\" data-editor=\"9pl6i\" data-offset-key=\"3ibi4-0-0\">\n<figure class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/275666776_170586095303997_8110593705325693587_n.jpg?stp=dst-jpg_p526x395&amp;_nc_cat=106&amp;ccb=1-5&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=RPtPtc3fffwAX9vy-7T&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=00_AT_U33dKyd79Yd_pEnlYNoZw5ZuNkLjU2urnNBhvB-vIvQ&amp;oe=62363E26\" alt=\"\" width=\"592\" height=\"395\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\"><em><strong>Maryan Macalin Isaag<\/strong><\/em><\/figcaption><\/figure>\n<\/div>\n<p>Doorashada kursiga todobaad oo ah kursiga ugu dameeya kuraasta taala KG kaas uu tirsigiisu yahay\u00a0<strong>HOP#179<\/strong>\u00a0ayaa waxaa ku soo baxay Maxamed Keerow Maxamed, sida uu ku dhawaaqay SEIT KGS. Kursigaan waxaa ku fadhiyay Baarlamaankii 10aad Maxamed Axmed Maxamed.<\/p>\n<figure class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/FN4mIWoXsAAXBp1?format=jpg&amp;name=large\" alt=\"Image\" width=\"2048\" height=\"1366\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\"><strong>Maxamed Keerow Maxamed<\/strong><\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Koofur Galbeed ayaa maanta Magaalada Baydhabo ku qabtay Doorashada 7 kursi oo ah Xidhibaannad ugu dambeeya ee Dowlad-Goboleedkaas ku harsan. Kursigii ugu horreeyay ee Todobadaas xubnood oo ah\u00a0HOP#047\u00a0ayaa waxaa ku guuleysatay Xaawo Sokor Cali ayada oo heshay 79 cod halka Faadumo Maxamed Isaaq oo la tartantay ay heshay 18 cod, sida uu sheegay SETI Koofur Galbeed. Kursigaan waxaa ku fadhisay Baarlamaankii 10aad Wasiirka Wasaaradda Haweenka &amp; Xuquuqul-Insaanka XFS Haniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade. Xaawo Sokor CaliWaxaa xigtay doorashada kursiga labaad kaas uu tursigiisu yahay\u00a0HOP#172, asiga oo ku soo baxay Taliyaha Ciidanka Asluubta Gen&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1751,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":[],"categories":[1],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1972"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1972"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1973,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1972\/revisions\/1973"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1751"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/doorashooyinka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}